O o nin baa intuu qaansadiisii xooday kama' ahaan fallaadh u ganay, oo wuxuu boqorkii dalka Israa'iil kaga dhuftay meesha dharkiisa dagaalku isaga yimaadaan. Markaasuu boqorku kii gaadhifaraskiisa kaxaynayay ku yidhi, Gacantaada leexi oo ciidanka iga dhex bixi, waayo, aad baan u dhaawacmay.
A certain man drew his bow at a venture and smote King of Israel between the lower armor and the breastplate. So Ahab said to his chariot driver, Turn, carry me out of the battle, for I am wounded.
Continue reading Report error