Taariikhdii Labaad 18:27 ~ 2 Chronicles 18:27

picture

M arkaasaa Miikayhuu ku yidhi, Sinaba haddaad ku soo nabad noqotid, Rabbigu igama dhex hadlin. Oo wuxuu kaloo yidhi, Dadkoo dhammow, maqla. Axaab Oo Lagu Dilay Raamod Gilecaad


But Micaiah said, “If you ever return in peace, the Lord has not spoken by me.” And he said, “Take heed, all you people!” Ahab Dies in Battle

Continue reading Report error