O o markuu boqorkii u yimid ayaa boqorkii ku yidhi, Miikayhuuyow, Raamod Gilecaad dagaal ma u tagnaa mise waan iska daayaa? Oo isna wuxuu ku yidhi, Taga oo ku soo guulaysta, oo iyagana gacantiinnaa la soo gelin doonaa.
Then he came to the king; and the king said to him, “Micaiah, shall we go to war against Ramoth Gilead, or shall I refrain?” And he said, “Go and prosper, and they shall be delivered into your hand!”
Continue reading Report error