O o wuxuu ciidan fadhiisiyey magaalooyinkii deyrka lahaa oo dalka Yahuudah oo dhan, oo rugo askareedna ayuu dhex dhigay dalkii Yahuudah iyo weliba magaalooyinkii reer Efrayim oo aabbihiis Aasaa uu mar hore qabsaday.
І поставив він військо по всіх укріплених Юдиних містах, і дав залоги в Юдиному краї та в Єфремових містах, які був здобув його батько Аса.
Continue reading Report error