W ar kuwii reer Itoobiya iyo reer Luubiim sow ma ay ahayn ciidan weyn oo wata gaadhifardood iyo ciidan fardooley ah oo aad iyo aad u badan? Oo weliba Rabbigu wuxuu soo geliyey gacantaada, maxaa yeelay, Rabbiga waad isku hallaysay.
¿No eran los Etíopes y los Libios un ejército numeroso con muchísimos carros y hombres de a caballo ? Sin embargo, porque te apoyaste en el Señor, El los entregó en tu mano.
Continue reading Report error