A xdi baa inoo dhexeeya aniga iyo adiga, oo aabbahay iyo aabbahaana wuu u dhexayn jiray, haddaba bal eeg waxaan kuu soo diray lacag iyo dahab, saas aawadeed tag oo jebi axdiga aad la leedahay boqorka dalka Israa'iil oo Bacshaa ah, ha iga tagee.
Let there be a league between me and you, as was between my father and your father. Behold, I am sending you silver and gold; go, break your league with Baasha king of Israel, that he may withdraw from me.
Continue reading Report error