Taariikhdii Labaad 16:2 ~ 2 Летописи 16:2

picture

M arkaasaa Aasaa lacag iyo dahab ka soo bixiyey khasnadihii guriga Ilaah iyo kuwii guriga boqorkaba, oo wuxuu u sii dhiibay Benhadad oo ahaa boqorkii Suuriya oo Dimishaq degganaa, oo wuxuu ku yidhi,


Тогава Аса извади сребро и злато от съкровищата на Господния дом и на царската къща и прати при сирийския цар Венадад, който живееше в Дамаск, да кажат:

Continue reading Report error