O o waayahaas oo dhanna nabadu uma jirin kii dibadda u baxa iyo kii gudaha soo gala toona, laakiinse dadka dalalka deggan oo dhan waxaa kor saarnaa dhibaatooyin waaweyn.
И в ония времена не е имало мир нито за излизащия, нито за влизащия, но големи смутове върху всичките жители на земите.
Continue reading Report error