Taariikhdii Labaad 15:18 ~ 2-я Паралипоменон 15:18

picture

O o gurigii Ilaah wuxuu soo geliyey alaabtii aabbihiis quduuska ka dhigay iyo alaabtii uu isaga qudhiisu quduuska ka dhigay, waxayna ahayd lacag iyo dahab iyo weelal.


Он принес в Божий дом серебро, золото и утварь, которые посвятили он сам и его отец.

Continue reading Report error