O o weliba idinku sow ma aydaan eryin wadaaddadii Rabbiga oo ilma Haaruun ahaa iyo kuwii reer Laawiba? Oo wadaaddo sow uma aydaan samaysan sidii ay ahaan jirtay caadadii dadyowga dalalka kale deggan? Oo sidaas daraaddeed ku alla kii u yimaadaa inuu quduus iska dhigo isagoo wata dibi yar iyo toddoba wan, kaasu wuxuu wadaad u noqon karaa waxyaalo aan ilaahyo ahayn.
N'aţi îndepărtat voi pe preoţii Domnului, pe fiii lui Aaron şi pe Leviţi, şi nu v'aţi făcut voi preoţi, ca şi popoarele celorlalte ţări? Oricine venea cu un viţel şi şapte berbeci, ca să fie sfinţit, se făcea preot al celui ce nu este Dumnezeu.
Continue reading Report error