Taariikhdii Labaad 13:3 ~ 2-я Паралипоменон 13:3

picture

O o Abiiyaah dagaal buu u baxay isagoo wata ciidan dagaalyahan ah oo xoog badan, oo waxayna ahaayeen afar boqol oo kun oo ah rag la xushay; oo Yaaraabcaamna wuxuu dagaal isaga ka gees ah u diyaariyey siddeed boqol oo kun oo nin oo ah rag la xushay oo dhammaantoodna rag xoog badan ah.


Авия вступил в сражение с войском из четырехсот тысяч отборных воинов, а Иеровоам выстроил против него восемьсот тысяч человек – отборных храбрецов.

Continue reading Report error