O o iyagu subax kasta iyo fiid kasta waxay Rabbiga u gubaan qurbaan la gubo iyo foox udgoon, oo kibistii tusniintana waxay ku hagaajiyaan miiska daahirka ah korkiisa, oo laambadda dahabka ah iyo laambadaheedii waxay shidaan fiid kasta, waayo, annagu waan xajinnaa amarkii Rabbiga Ilaahaya ah, laakiinse idinku waad ka tagteen.
وَهُمْ يُقَدِّمُونَ ذَبائِحَ صاعِدَةً للهِ وَيُوقدُونَ بَخُوراً طَيِّباً لَهُ كُلَّ صَباحٍ وَمَساءٍ. وَيُرَتِّبُونَ الخُبزَ عَلَى المائِدَةِ الذَّهَبِيَّةِ. وَيَعتَنُونَ بسُرُجِ المَنارَةِ الذَّهَبِيَّةِ لِكَي تُضِيءَ كُلَّ مَساءٍ. نَحْنُ نَحْفَظُ خِدمَةَ إلَهِنا. وَأمّا أنتُمْ، فَقَدْ هَجَرْتُمُوهُ!
Continue reading Report error