H addaba Boqor Rexabcaam wuxuu ku xoogaystay Yeruusaalem oo xukumay, oo Rexabcaam markuu boqor noqday wuxuu jiray kow iyo afartan sannadood, oo toddoba iyo toban sannadood ayuu boqor ku ahaa Yeruusaalem oo ahayd magaaladii Rabbigu ka doortay qabiilooyinka reer binu Israa'iil oo dhan inuu magiciisa halkaas dhigo; oo hooyadiis magaceedu wuxuu ahaa Nacamaah tii reer Cammoon.
Така цар Ровоам се закрепи в Ерусалим и царуваше; защото, когато се възцари, Ровоам бе четиридесет и една година на възраст; и царува седемнадесет години в Ерусалим, града който Господ бе избрал измежду всичките Израилеви племена за да настани името Си там. Името на майка му, амонката, бе Наама.
Continue reading Report error