Taariikhdii Labaad 11:1 ~ 2 Chronicles 11:1

picture

O o Rexabcaam markuu Yeruusaalem tegey wuxuu reer Yahuudah iyo reer Benyaamiin ka soo shiriyey boqol iyo siddeetan kun oo rag la doortay oo dagaalyahan ahaa si ay dadkii Israa'iil ula diriraan oo ay boqortooyadii mar kale ugu soo celiyaan Rexabcaam.


And when Rehoboam came to Jerusalem, he assembled of the house of Judah and Benjamin 180, 000 chosen warriors to fight against Israel to bring the kingdom again to Rehoboam.

Continue reading Report error