M arkaasaa Rexabcaam wuxuu tegey Shekem, maxaa yeelay, reer binu Israa'iil oo dhammu waxay yimaadeen Shekem inay isaga ku soo boqraan.
Rehoboam went to Shechem; for all Israel had come to Shechem to make him king.