M arkaasaa Sulaymaan ka soo noqday meeshii sare oo Gibecoon ku tiil iyo teendhadii shirka, oo yimid Yeruusaalem, reer binu Israa'iil buuna boqor u noqday.
於 是 , 所 羅 門 從 基 遍 邱 壇 會 幕 前 回 到 耶 路 撒 冷 , 治 理 以 色 列 人 。