S idaasaa reer binu Israa'iil oo dhan loogu abtiriyey, oo bal eeg, iyagu waxay ku qoran yihiin kitaabkii boqorrada reer binu Israa'iil. Oo dadkii Yahuudahna xadgudubkoodii aawadiis ayaa maxaabiis ahaan loogu kaxaystay Baabuloon.
Tutti gli Israeliti furono registrati nelle genealogie e si trovano iscritti nel libro dei re d’Israele. Giuda fu deportato a Babilonia a causa delle sue infedeltà.
Continue reading Report error