W iilashii Uulaamna waxay ahaayeen rag xoog badan, iyo qaansoley, oo waxay lahaayeen wiilal badan iyo wiilal ay wiilashoodu sii dhaleen, oo isku ah boqol iyo konton nin. Oo intaas oo dhammuna waxay ka yimaadeen wiilashii Benyaamiin.
And the sons of Ulam are men mighty in valour, treading bow, and multiplying sons and son's sons, a hundred and fifty. All these of the sons of Benjamin.
Continue reading Report error