Taariikhdii Kowaad 7:4 ~ 1 Chronicles 7:4

picture

O o iyaga waxaa la jiray guutooyin ah ciidankii dagaalka sidii ay u kala dhasheen iyo sidii reerahoodu ahaayeen, waxayna ahaayeen lix iyo soddon kun oo nin, waayo, waxay lahaayeen naago iyo wiilal badan.


And with them, by their generations, according to their fathers’ houses, were thirty-six thousand troops ready for war; for they had many wives and sons.

Continue reading Report error