O o intaas oo dhammu waxay ahaayeen farcankii Yediica'eel sidii ay ahaayeen madaxdii reerahoodu, rag xoog badan bayna ahaayeen, oo intoodii dagaal aawadiis ciidanka u geli kartay waxay ahaayeen toddoba iyo toban kun iyo laba boqol,
هَؤُلاءِ كُلُّهُمْ أبْناءُ يَدِيعَئِيلَ، رُؤَساءُ عائِلاتِهِمْ، وَمُحارِبُونَ شُجْعانٌ، سَبعَةَ عَشَرَ ألْفَ رَجُلٍ مُتَأهِّبٍ لِلخِدْمَةِ العَسْكَرِيَّةِ.
Continue reading Report error