O o dalkii qabiilka reer Benyaamiinna waxaa laga siiyey Gebac iyo agagaarkeedii, iyo Calemed iyo agagaarkeedii, iyo Canaatood iyo agagaarkeedii. Oo kulli magaalooyinkoodii oo qolooyinkooda oo dhan ku dhex yiil waxay ahaayeen saddex iyo toban magaalo.
(6-45) А з племени Веніяминового: Ґеву та пасовиська її, і Алемет та пасовиська його, і Анатот та пасовиська його, усіх їхніх міст в їхніх родах тринадцять міст.
Continue reading Report error