Taariikhdii Kowaad 5:6 ~ 1 Chronicles 5:6

picture

o o isna dhalay Be'eeraah, oo ahaa kii boqorkii Ashuur oo Tilgad Filneser la odhan jiray uu maxaabiis ahaanta u kaxaystay, oo isna wuxuu ahaa amiirkii reer Ruubeen.


Beerah his son, whom Tilgath-Pilneser king of Assyria carried away captive: he was prince of the Reubenites.

Continue reading Report error