O o kuwan magacyadooda la qoray waxay dalka soo galeen waagii boqorkii reer Yahuudah, oo Xisqiyaah ahaa, oo waxay dumiyeen teendhooyinkoodii oo laayeen reer Mecuuniimkii halkaas laga helay, dhammaantoodna way wada baabbi'iyeen, ilaa maantadan la joogo, oo meeshoodii bay degeen, maxaa yeelay, meeshaasu waxay lahayd daaq ay idahoodu daaqaan.
И тези, написани по име, дойдоха в дните на Юдейския цар Езекия и разрушиха шатрите им, и поразиха моавците, които намериха там, и ги погубиха така, че не остана нито един от тях до днес, и на тяхно място сами се заселиха, защото там имаше паша за стадата им.
Continue reading Report error