Taariikhdii Kowaad 4:18 ~ 1-я Паралипоменон 4:18

picture

N aagtiisii Yahuudiyadda ahaydna waxay dhashay Yered oo ahaa Gedoor aabbihiis, iyo Xeber oo ahaa Sookoo aabbihiis, iyo Yequutii'eel oo ahaa Saanoo'ax aabbihiis. Oo kuwanuna waa wiilashii Bityaah oo ahayd ina Fircoon oo uu Mered guursaday.


(А его иудейская жена родила Иереда, отца Гедора, Хевера, отца Сохо и Иекуфиила, отца Заноаха). Это сыновья Бифьи, дочери фараона, на которой женился Меред.

Continue reading Report error