Taariikhdii Kowaad 29:22 ~ 1 Chronicles 29:22

picture

O o maalintaas iyagoo aad u faraxsan ayay Rabbiga hortiisa wax ku cuneen oo wax ku cabbeen. Oo Sulaymaan ina Daa'uud ayay mar labaad boqreen, oo isaga Rabbiga ugu subkeen inuu madax ahaado, Saadooqna inuu wadaad ahaado.


And they eat and drink before Jehovah on that day with great joy, and cause Solomon son of David to reign a second time, and anoint before Jehovah for leader, and Zadok for priest.

Continue reading Report error