M arkaasaa Daa'uud wuxuu shirkii oo dhan ku yidhi, Haddaba Rabbiga Ilaahiinna ah ammaana. Kolkaasay shirkii oo dhammu ammaaneen Rabbiga ah Ilaaha awowayaashood, oo intay madaxa foororiyeen ayay u sujuudeen Rabbiga iyo boqorkaba. Boqornimadii Sulaymaan Oo La Aqoonsaday
Затем Давид сказал всему собранию: – Славьте Господа, вашего Бога! И все они восхвалили Господа, Бога их отцов. Они низко поклонились и простерлись ниц перед Господом и перед царем. Признание Соломона царем
Continue reading Report error