Taariikhdii Kowaad 29:2 ~ 1-я Паралипоменон 29:2

picture

H addaba xooggaygii oo dhan ayaan gurigii Ilaahayga u diyaarshay dahabka laga sameeyo alaabta dahabka, iyo lacagta laga sameeyo alaabta lacagta ah, iyo naxaasta laga sameeyo alaabta naxaasta ah, iyo birta laga sameeyo alaabta birta ah, iyo qoriga laga sameeyo alaabta qoriga ah, iyo dhagaxyo onika la yidhaahdo, iyo dhagaxyada la dejiyo oo wax lagu qurxiyo oo midabyo kala cayncayn ah, iyo cayn kasta oo dhagaxyo qaaliya ah, iyo dhagaxyo badan oo marmar ah.


Я все приготовил для дома моего Бога, что только смог – золото, серебро, бронзу, железо и дерево а кроме того − много оникса и камней в оправы, бирюзы, разноцветных камней, всех видов драгоценных камней и мрамора.

Continue reading Report error