L aakiinse bal anigu yaan ahay, dadkayguse waa ayo, inaan annagu awoodno inaan sidan wax u bixinno annagoo raalli ka ah? Waayo, wax kastaaba xaggaagay ka yimaadeen, oo annana waxaagii baan wax ka siinnay.
But who am I, and what are my people, that we should retain strength and be able to offer thus so willingly? For all things come from You, and out of Your own we have given You.
Continue reading Report error