Taariikhdii Kowaad 28:8 ~ ﺃﺧﺒﺎﺭ ﺍﻷﻳﺎﻡ ﺍﻷ 28:8

picture

H addaba sidaas daraaddeed reer binu Israa'iil oo dhan oo ah shirkii Rabbiga hortooda, iyo iyadoo uu Ilaaheennu ina maqlayo, dhawra oo doondoona amarrada Rabbiga Ilaaheenna ah oo dhan inaad idinku hantidaan dalkan wanaagsan oo aad weliba carruurtiinna idinka dambaysana uga tagtaan dhaxal weligiis raagaya.


وَقالَ دَاوُدُ: «وَالآنَ أطلُبُ إلَيكُمْ، بشَهادَةِ جَمِيعِ بَنِي إسْرائِيلَ، جَماعَةِ اللهِ ، وَعَلَى مَسمَعِ إلَهِنا، أنْ تَتَّبِعُوا وَصايا إلَهِكُمْ بِكُلِّ تَدقِيقٍ، لِكَي تَملِكُوا هَذِهِ الأرْضَ الطَّيِّبَةَ، وَتُورِّثُوها لِأبْنائِكُمْ إلَى الأبَدِ.

Continue reading Report error