Taariikhdii Kowaad 28:4 ~ 歷 代 志 上 28:4

picture

H abase yeeshee Rabbiga Ilaaha reer binu Israa'iil ahu wuxuu iga doortay reerkii aabbahay oo dhan inaan weligay ahaado boqor reer binu Israa'iil u taliya, waayo, isagu wuxuu Yahuudah u doortay inuu amiir ahaado, oo reer Yahuudahna wuxuu ka doortay reerkii aabbahay, oo wiilashii aabbahayna aniguu igala dhex baxay oo igu farxay inuu iga dhigo boqor u taliya reer binu Israa'iil oo dhan.


然 而 , 耶 和 華 ─ 以 色 列 的 神 在 我 父 的 全 家 揀 選 我 作 以 色 列 的 王 , 直 到 永 遠 。 因 他 揀 選 猶 大 為 首 領 ; 在 猶 大 支 派 中 揀 選 我 父 家 , 在 我 父 的 眾 子 裡 喜 悅 我 , 立 我 作 以 色 列 眾 人 的 王 。

Continue reading Report error