O o bal eeg, waxaa jooga kooxaha ah wadaaddada iyo reer Laawi, inay dhammaan qabtaan adeegidda guriga Ilaah, oo waxaa kula jiri doona oo hawl kasta qaban doona nin kasta oo adeegid kasta sanco u yaqaan oo raalli ah, oo weliba saraakiisha iyo dadka oo dhammuna amarkaaga way oggolaan doonaan.
Behold the courses of the priests and the Levites, in all the ministry of the house of God; they shall be with thee in all the work; all of them voluntarily, with wisdom in all ministry; likewise, the princes and all the people to execute all thy commands.
Continue reading Report error