Taariikhdii Kowaad 28:2 ~ 1-я Паралипоменон 28:2

picture

M arkaasaa Boqor Daa'uud cagaha isku taagay, oo wuxuu yidhi, Walaalahay iyo dadkaygiiyow, i maqla. Aniga waxaa qalbigayga ku jirtay inaan guri nasasho u dhiso sanduuqa axdiga Rabbiga iyo meel uu Ilaaheennu cago saaro, oo dhismihiina alaab baan u diyaariyey.


И стал Давид царь на ноги свои и сказал: послушайте меня, братья мои и народ мой! у меня на сердце построить дом покоя для ковчега завета Господня и в подножие ногам Бога нашего, и для строения я приготовил.

Continue reading Report error