Taariikhdii Kowaad 27:5 ~ 1 Chronicles 27:5

picture

O o sirkaalkii saddexaad ee ciidanka oo bishii saddexaad bixi jirayna wuxuu ahaa Benaayaah oo madax ahaa oo ahaa ina wadaadkii ahaa Yehooyaadaac, oo isaga kooxdiisana waxaa ku jiray afar iyo labaatan kun oo nin.


The third leader of the army for the third month was Benaiah, the son of Jehoiada the religious leader. There were 24, 000 in his army.

Continue reading Report error