O o Meshelemyaahna wuxuu lahaa siddeed iyo toban nin oo ahaa rag xoog badan, waxayna wada ahaayeen wiilashiisii iyo walaalihiis.
Y los hijos de Meselemías y sus hermanos, dieciocho hombres valientes.