O o walaalihiis oo ahaa rag xoog badanuna waxay ahaayeen laba kun iyo toddoba boqol oo nin, oo ah madaxdii qolooyinka kuwaasoo boqor Daa'uud uu ka dhigay inay taliyayaal ugu ahaadaan reer Ruubeen, iyo reer Gaad, iyo qabiilkii reer Manaseh badhkiis, xagga wax kasta oo xag Ilaah ku saabsan, iyo xagga danaha boqorkaba.
И братята му, храбри мъже, бяха две хиляди и седемстотин началници на бащини домове, които цар Давид постави над Рувимовите синове, Гадовите синове и половината Манасиево племе за всяко Божие дело и за царските работи.
Continue reading Report error