Taariikhdii Kowaad 26:17 ~ 1 Chronicles 26:17

picture

D hanka bari waxaa joogi jiray lix reer Laawi ah, dhanka woqooyina maalintiiba waxaa dhawri jiray afar nin, dhanka koonfureedna maalintiiba waxaa dhawri jiray afar nin, oo guryaha wax lagu kaydiyana waxaa dhawri jiray laba laba nin.


On the east were six Levites, on the north four a day, on the south four a day, and two by two at the storehouse.

Continue reading Report error