Taariikhdii Kowaad 24:23 ~ 1 Летописи 24:23

picture

W iilashii Xebroonna waxaa ka joogay Yeriyaah oo madax ahaa, iyo Amaryaah oo ahaa kii labaad, iyo Yaxasii'eel oo ahaa kii saddexaad, iyo Yeqamcaam oo ahaa kii afraad.


а Хевронови синове Ерия, първият; Амария, вторият; Яазиил, третият; Екамеам, четвъртият;

Continue reading Report error