Taariikhdii Kowaad 23:28 ~ 1 хроніки 23:28

picture

W aayo, shuqulkoodu wuxuu ahaa inay reer Haaruun amarkooda ku adeegaan oo ay qabtaan hawshii guriga Rabbiga, iyo inay ka adeegaan barxadaha iyo qowladaha, iyo inay daahiriyaan waxyaalaha quduuska ah oo dhan, kaasu wuxuu ahaa shuqulka hawsha guriga Rabbiga.


Бо їхнє становище при руці Ааронових синів для служби Господнього дому над подвір'ями, і над кімнатами, і над чистістю усіх святощів та роботи служби Господнього дому,

Continue reading Report error