Taariikhdii Kowaad 23:24 ~ 歷 代 志 上 23:24

picture

K uwaasu waxay ahaayeen reer Laawi sidii qolooyinkoodu kala ahaayeen, waana kuwii ahaa madaxdii reeraha kuwii la tiriyey, oo magacyadooda nin nin loo tiriyey, kuwaasoo samayn jiray shuqulkii hawsha guriga Rabbiga, waana intii labaatan sannadood jirtay ama ka sii weynayd.


以 上 利 未 子 孙 作 族 长 的 , 照 着 男 丁 的 数 目 , 从 二 十 岁 以 外 , 都 办 耶 和 华 殿 的 事 务 。

Continue reading Report error