O o bal eeg, waxaa kuu dhalan doona wiil, kaasoo ahaan doona nin nasasho, oo waxaan ka nasin doonaa cadaawayaashiisa ku wareegsan oo dhan, oo isaga magiciisu wuxuu ahaan doonaa Sulaymaan, oo wakhtigiisa waxaan reer binu Israa'iil siin doonaa nabad iyo xasilloonaan.
Ось народиться тобі син, він буде муж мирний, і Я дам йому мир від усіх ворогів його навколо, бо Соломон буде ім'я йому, і Я дам на Ізраїля за його днів мир та тишу.
Continue reading Report error