Taariikhdii Kowaad 22:19 ~ 1 Chronicles 22:19

picture

H addaba qalbigiinna iyo naftiinna u jeediya inaad Rabbiga Ilaahiinna ah doondoontaan, oo sidaas daraaddeed kaca oo dhisa meesha quduuska ah oo Rabbiga Ilaahiinna ah, in sanduuqii axdiga Rabbiga iyo weelashii Ilaah oo quduuska ahaa la soo geliyo guriga loo dhisayo magaca Rabbiga.


Na tukua o koutou ngakau, o koutou wairua, ki te rapu i a Ihowa, i to koutou Atua. Whakatika ki te hanga i te wahi tapu o te Atua, o Ihowa, ki te kawe mai ano i te aaka o te kawenata a Ihowa, i nga oko tapu a te Atua, ki te whare ka hanga nei mo te ingoa o Ihowa.

Continue reading Report error