O o wuxuu iyagii ku yidhi, War sow Rabbiga Ilaahiinna ahu idinlama jiro? Oo sow dhan kastaba nasasho idinkama siin? Waayo, dadyowgii dalka degganaa oo dhan ayuu soo geliyey gacantayda, oo dalkiina waxaa lagu jebshay Rabbiga iyo dadkiisa hortooda.
«ألَيسَ إلَهُكُمْ مَعَكُمْ، وَقَدْ أعطاكُمْ راحَةً مِنْ كُلِّ ناحِيَةٍ مِنْ حَولِكُمْ؟ فَقَدْ نَصَرَنِي عَلَى سُكّانِ الأرْضِ. وَها هِيَ الأرْضُ خاضِعَةٌ أمامَ اللهِ وَشَعبِهِ.
Continue reading Report error