M arkaasaa Daa'uud halkaas Rabbiga uga dhisay meel allabari, oo wuxuu u bixiyey qurbaanno la gubo iyo qurbaanno nabaadiino, oo Rabbiguu baryay, oo isna wuxuu isagii samada ugaga jawaabay dab ku soo kor dhacay meeshii qurbaanka la gubo.
وَبَنَى داوُدُ مَذْبَحاً للهِ هُناكَ، وَقَدَّمَ ذَبائِحَ صاعِدَةً وَتَقْدِماتٍ سَلامٍ. وَدَعا اللهَ ، فَاسْتَجابَ لَهُ بِنارٍ مِنَ السَّماءِ نَزَلَتْ عَلَى مَذْبَحِ الذَّبيحَةِ.
Continue reading Report error