M arkaasaa Boqor Daa'uud wuxuu Aarnaan ku yidhi, Maya, laakiinse sida runta ah qiima buuxa ayaan kaaga iibsanayaa, waayo, Rabbiga u qaadi maayo wax aad adigu leedahay, oo qurbaan la gubo oo aanan waxba ka bixin anigu Ilaah ugu bixin maayo.
لَكِنَّ المَلِكَ داوُدَ قالَ لأُرْنانَ: «لا، بَلْ سَأشْتَرِيها بِكامِلِ سِعْرِها، لِأنِّي لَنْ أُقَدِّمَ للهِ شَيئاً يَخُصُّكَ، وَلا ذَبائِحَ لَمْ تُكَلِّفْنِي شَيئاً.»
Continue reading Report error