M arkaasaa Daa'uud wuxuu Ilaah ku yidhi, Kii amray in dadka la soo tiriyo sow aniga ma aha? Kii dembaabay oo waxa aad u xun sameeyey waa aniga, laakiinse idahanu maxay sameeyeen? Haddaba Rabbiyow Ilaahayow, waan ku baryayaaye, gacantaadu ha ka gees noqoto aniga iyo reerka aabbahay, laakiinse dadkaaga yaanay ka gees noqon oo aanay belaayo ku dhicin.
Ka mea a Rawiri ki te Atua, He teka ianei naku i ki kia taua te iwi? Ko ahau tenei te mea i hara, i mahi nei i te he; ko enei hipi ia, i aha ratou? E Ihowa, e toku Atua, kia pa ra tou ringa ki ahau, ki te whare ano o toku papa; kauaka ia ki tau iwi, hei whiu mo ratou.
Continue reading Report error