Taariikhdii Kowaad 21:16 ~ 1-я Паралипоменон 21:16

picture

M arkaasaa Daa'uud indhihii kor u taagay oo wuxuu arkay malaggii Rabbiga oo taagan dhulka iyo samada dhexdooda oo gacanta ku haysta seef gal la' oo Yeruusaalem ku kor fidsan. Markaasay Daa'uud iyo odayaashiiba, iyagoo dhar joonyad ah qaba, wejiga dhulka saareen.


Давид поднял взгляд и увидел Ангела Господня, Который стоял между землей и небом с обнаженным мечом в руке, протянутым в сторону Иерусалима. И Давид со старейшинами, одетыми в рубище, пали лицом на землю.

Continue reading Report error