Taariikhdii Kowaad 21:12 ~ 1 хроніки 21:12

picture

s addex sannadood oo abaar ah, ama saddex bilood oo aad ku baabba'did cadaawayaashaada hortooda iyadoo seefta cadaawayaashaadu ay ku gaadhayso, amase haddii kale saddex maalmood oo seefta Rabbigu iyadoo belaayo ah ay dalka dhex marayso, oo ay malaa'igtii Rabbiga dadka baabbi'inayso kulli dalka reer binu Israa'iil oo dhan. Haddaba bal ka fiirso jawaabta aan u celiyo kii i soo diray.


чи три роки голоду, чи теж три місяці твого втікання перед ворогами твоїми, а меч ворогів твоїх доганятиме тебе, чи три дні Господнього меча та моровиці в Краю, і Ангол Господній буде нищити по всій Ізраїлевій границі. А тепер розваж, яке слово верну Я Тому, Хто послав мене...

Continue reading Report error