Taariikhdii Kowaad 20:6 ~ 1 Летописи 20:6

picture

O o haddana waxaa dagaal ka dhacay Gad, halkaasna waxaa joogay nin aad u dheer, oo farihiisa gacmeed iyo farihiisa lugeedna waxay ahaayeen afar iyo labaatan, oo gacan kasta wuxuu ku lahaa lix, cag kastana wuxuu ku lahaa lix, oo isna wuxuu u dhashay Rafaa.


Настана пак война в Гет, където имаше един снажен мъж с по шест пръста на ръцете и на краката си, всичко двадесет и четири; също и той беше се родил на исполина;

Continue reading Report error