Taariikhdii Kowaad 20:3 ~ 1 Летописи 20:3

picture

D ibadduu u soo bixiyey dadkii magaalada ku jiray, oo wuxuu hoos dhigay miinshaaro iyo biro wax lagu qodo, iyo faasas. Oo magaalooyinkii reer Cammoon oo dhan Daa'uud saasuu u wada galay. Markaasaa Daa'uud iyo dadkii oo dhammu ku noqdeen Yeruusaalem. La Dagaallankii Reer Falastiin


Изведе и людете, които бяха в него, та ги пресече с железни дикани и с брадви. И така постъпи Давид с всичките градове на амонците. Тогава Давид се върна с всичките люде в Ерусалим.

Continue reading Report error