M arkaasaa Daa'uud boqorkoodii madaxiisii taajkii ka qaaday, oo wuxuu ogaaday in miisaankiisu yahay talanti dahab ah, dhagxan qaali ahna wuu lahaa, markaasaa Daa'uud madaxa loo saaray. Oo wuxuu dibadda u soo bixiyey dhacii magaalada oo aad iyo aad u badnaa.
Then David took their king’s crown from his head, and found it to weigh a talent of gold, and there were precious stones in it. And it was set on David’s head. Also he brought out the spoil of the city in great abundance.
Continue reading Report error